U turjun:

Doorashada

Go’aanso midka ugu fiican ee dhowrka ikhtiyaar ah. Tusaale ahaan, dadka waxay leeyihiin ikhtiyaarka inay carruur dhallaan ama inaanay dhalin, ama waxay dooran karaan halka qaab ee ka hortagga uurka iyagoo ka doorbidaya midka kale.