U turjun:

Goynta Xubinta taranka dhediga

Waxaa loo yaqaanaa qaar ka mid ah sida gudniinka dheddiga.

Qayb ahaan ama si buuxda ka jarida haweenayd'a faruurteeda siilka iyo/ama kintirka. Wakhtiyada qaarkood nabarka wa ala isku tolaa. Dhammaan hababka kale ee waxyeelada u leh dumark’ee la arki karo xubnaha galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan waxaa kaloo loogu yaraa gudniinka xubinta taranka dumarka. gudniinka fircooniga Dumarka waa mamnuucay sharcigaSharcigaSharcityaa go'aamiya waxa aad samayn karto ama aanad samayn karin. Wadan kasta waxa…Akhri wax badan ee Yurub.