U turjun:

IUD

IUDIUDIUD macnaheedu wax aweeya qalabka gudaha ilma galeenka la geliyto. Waxay la macno…Akhri wax badan macnaheedu wax aweeya qalabka gudaha ilma galeenka la geliyto. Waxay la macno tahay ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan (qaabka ka hortagga uurka). IUD waa shay yar kaas oo dhakhtarka amadhakhtarka haweenku uu geliyo ilma galeenka. IUD waxay ka hor istaagtaa haweenaydu inay uur qaado ugu yaran 5 ilaa 8 sano soo socota (waxay ku xiran tahay nooca uu yahay). Haddii haweenaydu qaadatay galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan iyaddoon isticmaalin IUD ama ka hortagga uurka ee kale, IUD weli waxay ka hortaggi kartaa uurka haddii la geliyo ilma galeenka haweenayd'a ilaa 5 maalmood ka dib markay samayso galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan.