U turjun:
Khasbiada
Ku qasbida qof inuu sameeyo shay, tusaale ahaan dagaal oo kale ama hanjabaad ama sababtoo ah waxaad leedahay saamayn badan ama awood baad ka badan, sida awooda qofka wayn ka awood badan yahay ilmaha.