U turjun:

Kiniinka ka hortagga galmada gurmadka ah

Kiniinka ay haweenaydu qaadato ka dib galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan marka aanay isticmaalin ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan oo aanay doonayn inay uuraysato. Sidoo kale loogu yeedho kiniinka "subaxda". Kaniiniga wuxuu daahiyaa ugxanta oo wuxuu yareeyaa qatarta ee qaadista uurka. Sida uga dhaqsiyaha badan haweenayda qaadata kaniiniga ka hortagga uurka degdega fursada ugu wayn uur ma qaadi doonto. Sida fiican 24 saacadood gudahooda, laakiin ilaa 3 ama 5 beri ka dib galmada aan la ilaalinin. Cadadka ee maalmaha aad qaadan karto waxay ku xiran tahay nooca kaniiniga aad heli karto. Ee farmashiyahaFarmashiyahaKa adeego meesha aad ka heli karto daawooyinka ee la jirta warqadda daawada dhakhtarkaaga kuu…Akhri wax badan waxaad heli kartaa kaniiniga ka hortagga uurka ee degdega ah. qaababka caadiga ee ka hortagaan uurka waa mid lagu kalsoonaan karo.