U turjun:
Lamaananimada diiwaanka gashan
Qaabka wada noolaashaha sharcigi dejiyay. Lamaanaha diiwaanka gashan waxaa loola jeedaa dadka doonayo inay caadi ka dhigaan wada noolaanshahooda, laakiin aan doonayn inay is guursadaan.