U turjun:
Mani (shahwad)
Dheecaan cad oo adag oo ka yimaad'a guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan ninka marka uu biyo baxaayo. Dheecaanku waxa uu ka koobanyahay unugyada shahwada.