U turjun:
Mudditaanka xakamaynta uurka
Ku muddista shay ahhormoono gacanta ama badhidaBadhidaBadhidaada waa 1 ilaa 2 qaybood oo xaga dambe ee jidhkaaga u dhexaysa…Akhri wax badan si looga hortaggo uurka (qaabka ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan). Ka dib muddista haweenaydu ma uuraysan karto ilaa 3 bilood. Kalkaalisada, dhakhtarka amadhakhtarka haweenka ayaa bixiya mudniinka.