U turjun:
Naafanimada
Liidashada maskaxda ama jidhka. Liidashada jidhku waa xaalad saamaynaysa jidhka, tusaale ahaan dhexda araga ama waayidda maqalka, dhibaatada dhaqaaqa ama xaalada caafimaadka . Liidashada maskaxda waa xaalada saamaynaysa caqliga, tusaale ahaan naafanimada barashada ama xaalada caafimaadka maskaxda sida walbahaarka caqliga.