U turjun:

Qanjidha shahwada

2 xubnood oo yar oo ku yaala jidhk'a ninka. Qanjidhka shahwada waxa uu ku xigaa qanjidhka borosyaytka. Qanjidhka shahwada iyo borostaytku waxay soo saaraan dheecaanka ku jir'a shahwadaninka.