U turjun:

Qanjidhka borostaydka

Xubinta ku hareeraysan nink'a dhuuntiisa kaadida qaada. Marka uu ninku leeyahay hamad, qanjidhka borostaydku waa isku soo ururaa oo waxa uu soo saaraa shahwada. Nidaamka waxaa loogu yeedhaa biyo baxa.