U turjun:

Shukumaanka nadaafada ah ama suufka caadada

Suufka kaas oo ku xirtaan haweenku nigiskooda muddada dhiigooda caadada. Waxuu dhuuqsadaa dhiiga caadada. Waxay leedahay gobol ku dhagayada xaga hoose si ay meesha ugu dheganaato.