U turjun:
Takoorka
Ula dhaqmida dadka si gooni ah, tusaale ahaan waxay leeyihiin midab maqaar oo kale, galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan ama qaabka galmadaQaabka galmadaDareenka galmada iyo dareen ahaan soo jiita qofka. Tani waxay noqon kartaa qof ku…Akhri wax badan, ama waxay qabaanHIV. Takoorku waa mamnuuc sharci ahaan badanka wadamada.