U turjun:

Uuraysiga

Wakhtiga marka haweenaydu ay filayso inay dhasho ilmo. Uurku waxa uu bilaabmaa marka unugyada shahwadu ay bacrimiyaanukunta ugxanta. Uurku waxa uu gaadhaa 9 bilood.