U turjun:

Xafaayada dhiiga caadada

Ul yar oo kasamaysan suuf cudbi yar oo leh xadhiga ku lifaaqan. Haweenaydu waxay ku xidhan kartaa cubsiga dhiiga siilkeeda muddadeeda dhiiga caadada. Cudbida dhiigu waxay nuugtaa dhiiga. waa in loo beddelo si caadi ah.