U turjun:
Xubinta Galmada
Xubnaha muhiim ahaan loo isticmaalo in carruur lagu dhalo. Xubnaha taranka waxay muhiim u yihiin la kullmida farxada galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan Ninka iyo haweenku waxay leeyihiin xubnaha taranka la arki karo aan la arki karin (gudaha). Xubnaha taranka la arki karo (dibada) tusaale ahaan waa ragg'a guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan iyo naagt'a faruurta siilka, iyo xubnaha taranka aan la arki karin (gudaha) tusaale ahaan waa ragg'a borostaydka iy'o ilma galeenkahaweenayda.