U turjun:
Dareenka gubashada
Xanuunka la dareemo sidii qayb xubintaada taranka inay gubanayso. Xanuunku waxa uu muuqan karaa muddada ama ka dib galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan haddii aanad u kicin si ku filan. Xanuunka sidoo kale waxaa sababi kara cudurka galmadda lagu kala qaado (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan). Xaaladan, waxaad lahaan kartaa dareenka gubashadaDareenka gubashadaXanuunka la dareemo sidii qayb xubintaada taranka inay gubanayso. Xanuunku waxa uu muuqan…Akhri wax badan marka aad kaajayso.