U turjun:
Dareenka gubashada
Xanuunka la dareemo sidii qayb xubintaada taranka inay gubanayso. Xanuunku waxa uu muuqan karaa muddada ama ka dib galmada haddii aanad u kicin si ku filan. Xanuunka sidoo kale waxaa sababi kara cudurka galmadda lagu kala qaado (STI). Xaaladan, waxaad lahaan kartaa dareenka gubashada marka aad kaajayso.