Fangaska cabeebka
CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan gudaha siilka ay sababtay fangaska. Dheelitiranka asiidha ka ilaaliya siilka fangaska dhib ayaa gaadhay, Fangaska cabeebku waxa uu sababaa dheecaan siilka ah oo cad, cuncunCuncunDareemaya in la xadantaynayo maqaarka. Waxay kaa dhigtaa inaad doonayso xoqosho.Akhri wax badan iyo gudduudni. Fangaska cabeebkaFangaska cabeebkaCaabuqa gudaha siilka ay sababtay fangaska. Dheelitiranka asiidha ka ilaaliya siilka fangaska dhib…Akhri wax badan waxaa lagud awayn karaa dawooyin, kiriim ama kiniinka siilka (nooc kiniin ah kaas oo ku dhex milma siilka). Fangaska cabeebka maaha cudurka galmadda lagu kala qaaddo(STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan).