U turjun:

Glans

Caarada wareegsan ee guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan. Dhalfada waa qaybta caarada ugu dareenka badan guska. Buuryadu waxay ku gadaamantahay dhalfada. Ninka la guday in dheeraad ah ma laha buuryo.