U turjun:

Glans

Caarada wareegsan ee guska. Dhalfada waa qaybta caarada ugu dareenka badan guska. Buuryadu waxay ku gadaamantahay dhalfada. Ninka la guday in dheeraad ah ma laha buuryo.