U turjun:

Usha ka hortaga uurka

Qaabka ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan (qaabka ka hortagga uurka). Usha ka hortagaKa hortagaUjeedada iska ilaalinta ama yaraynta khatarta in la qaado caabuuqyada, cuduro ama shilal.Akhri wax badan uurka waa mid yar oo u qaabaysan sida usha. Dhakhtarka waxa uu geliya galaha hoosta maqaarka gacankta sar'e ee haweenayda. Qalabka gelintaGelintaSaarida qayb ka mid ah jidhkaaga (guska, faraha, iwm.) ama shay jidhka qofk'a…Akhri wax badan ka hortagga uurku waxay saamayn leedahay ilaa 3 sanadood.