U turjun:
Usha ka hortaga uurka
Qaabka ka hortagga uurka (qaabka ka hortagga uurka). Usha ka hortaga uurka waa mid yar oo u qaabaysan sida usha. Dhakhtarka waxa uu geliya galaha hoosta maqaarka gacankta sar'e ee haweenayda. Qalabka gelinta ka hortagga uurku waxay saamayn leedahay ilaa 3 sanadood.