HPV
Fayraska (human papilloma virus). Noocyada qaarkood HPVHPVFayraska (human papilloma virus). Noocyada qaarkood HPV waxa uu sababaa burooyinka xubinta taranka,…Akhri wax badan waxa uu sababaa burooyinka xubinta tarankaBurooyinka xubinta tarankaBurooyinka ama ka soo baxa guudka ama hareeraha xubinta taranka ama futada. Burooyinka…Akhri wax badan, kansarka dhuunta afka makaanka (haweenka), kansarka futada ama xubinta taranka (raga iyo haweenka), ama kansarka afka ama hunguriga. Gudaha Netherlands, hablaha iyo wiilasha da’doodu tahay 12-13 waxaa la siiyaa tallaalka bilaash ah (2 irbad) oo ku lid ah HPV. Tallaalka waxaa si fiican loo siiyaa ka hor inta aanay galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan ahaan firfircoonayn. Tani waxay ka ilaalin doontaa iyaga labba nooc oo khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan ah oo HPV taas oo sababta 70% xaaladood oo kansarka afka makaanka.
HPV waa cudurka galmadda lagu kala qaaddo (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan).