Burooyinka xubinta taranka
Burooyinka ama ka soo baxa guudka ama hareeraha xubinta taranka ama futada. Burooyinka xubinta tarankaBurooyinka xubinta tarankaBurooyinka ama ka soo baxa guudka ama hareeraha xubinta taranka ama futada. Burooyinka…Akhri wax badan ee uu sababay fayraska HPVHPVFayraska (human papilloma virus). Noocyada qaarkood HPV waxa uu sababaa burooyinka xubinta taranka,…Akhri wax badan iyow akhtiyada qaarkood sababa cuncunCuncunDareemaya in la xadantaynayo maqaarka. Waxay kaa dhigtaa inaad doonayso xoqosho.Akhri wax badan. Burooyinka xubinta taranka waa caabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan la iskugu gudbiyo galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan) aad ayayna u faahftaa. Waxaa sidoo kale waxaa lagu gudbiyaa taabashada maqaar ilaa maqaar. Kondhomku had iyo jeer kama ilaaliyo burooyinka xubinta taranka