Xaalada gurmadka ah
Xaalada tallaabada degdega ah loo baahanyahay. Tusaale ahaan: haddii haweenay ay samayso galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan iyaddoon isticmaalin ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan oo aanay doonayn inay uuraysato, waxay u baahantahay inay qaadato kiniinka ka hortagga uurkaKiniinka ka hortagga uurkaKiniinka ka hortagga uurka (qaabka ka hortagga uurka). Kiniinka ka hortaga uurka waxa…Akhri wax badan degdeg ah sida ugu dhakhsaha badan ee suuragalka ah. Ama haddii qofku uu leeyahay galma aan la islilaalin oo u malaynayo isaga ama iyadu inuu ku dhacay HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan, markaas isaga ama iyadu waxya u baahantahay inay qaadato PEPPEPPEP (post-exposure prophylaxis) waa ku daawaynta ah HIV dawooyinkiisa ka dib xidhiidhka glamada…Akhri wax badan (post-exposure prophylaxis) daawaynta sida ugu dhakhsaha abdan ee suuragalka ah.