HIV
Fayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca jidhka ee dabiiciga ah. Marka qof qaba HIVQaba HIVWaxaad qabtaa HIV marka uu kugu dhacay Fayraska HIV. Qofka qaba HIV waa…Akhri wax badan aanu qaadan dawooyinka, caabuqu wuu ka sii xumaadaa oo waxa uu noqdaa AIDS. HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan lama dawayn karo, laakiin dawooyinka HIV waxay xakamayn karaan fayraska HIV. HIV waa cudurka galmadda lagu kala qaaddo (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan). Kondhomku waxa uu ka ilaaliyaa caabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan HIV.