U turjun:
Shaacinta
Qof qab HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan oo u sheegaya qof kale in isaga/iyaddu ay qabto HIV. Qofna laguma khasbo inuu macluumaadkan qof kale la wadaago. Dhakhtarka looma oggola inuu cid u sheego in qof kale uu qabo HIV.