Kondhomka dhediga
Kodhom wayn taas oo ay haweenay geliso siilkeeda. Kondhomku waxa uu urursha'a shahwadaninka. Waxay ka hor istaagtaa haweenaydu inay uuraysato (waa qaab ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan ah). Sidoo kale waxya ka ilaalisaa HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan iyo caabuqyada kala ee galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan lagu kala qaado (STIyada). Kondhom cusub oo dhediga ah waa in la isticmaalaa wakhti kasta oo galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan la sameeyo.