Cgaarshowga C
CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan beerka ay fayrsku sababtay. Cagaarshowga C waxaa lagu kala qaadaa taabashada dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan ilaa dhiig. Tusaale ahaan: wadaagista sakiinta, burushka caddayga, walax cirbidda, caagaga galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan, ama galmada (futada) ee aan la iska ilaalin haddii lamaanahu ay boogo leeyihiin. Waa cudurka galmadda lagu kala qaaddo(STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan). Cagaarshowga C waxaa lagu dawayn karaa dawooyin. Daawaynta waxay qaadataa 12 todobaad oo inta badan waa mid guul leh.