U turjun:

Dhibaatada uur qaadista

Haweenka qaarkood waxay u uuraystaan sid egdeg ah; kuwa kale waa inay isku dayaan wakhti dheer. Waxay qaadan kartaa 1 sano in la uuraystaa. Tani waa caadi.

Haddii qaadato muddo, adiga iyo lamanahaaga dhalmada. Tusaale ahaan: shahwada ninku kama koobnaan karto unugyada shahwada ku filan.

Qaab nololeedka aan caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan ahayn iyo da’da

Asbaabo badan ayaa ku leh saamayn xun oo bacrimiskaBacrimiskaWaxay dhacdaa marka unuga shahwada uugalo unuga ugxanta. Unuga ugxanta la bacrimiyay waxay…Akhri wax badan ah adiga iyo lamaanahaaga. Tusaale ahaan:

  • sigaar cabbista;
  • cabbitaanka khamro badan;
  • noqoshada mid aad u miisan badan ama miisaan hooseeya;
  • daawooyinka qaar, tusaale ahaan daawada HIV;
  • cudurada daba dheerada sida macaanka;
  • isticmaalka maandooriyaha;
  • qabashada shaqada adag ee jidhka;
  • STI yada aan la dawayn.

Ku noolow hab nololeedka caafimaadka: isku day inaad cunto cuntadda caafimaadka leh oo qaado jimicsiga jidhka.

Bacrimiskaagu wax auu isbeddelaa muddada noloshaada. Waxa ka sareeya 35, haweenaydu rimitaankeedu waxa uu u yaraadaa si degdeg ah. Inta u dhaxeysa da’da 45 iyo 55, naagta waxay joojisa caado carruurna ma dhali karto. Tan waxaa loo yaqaanaa caadoCaadoWaayida dhiiga hal mar bishii dhexd'a siilkahaweenayda. Caadada waxay socotaa dhoor beri. Bil…Akhri wax badan go’an.

Waxa la sameeyo haddii ay dhacdo rimis la’aanta?

Tag dhakhtarkaaga si aad u ogaato sababta aad uur u qaadaynin (dhalmo la’aan). Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarku waxa uu kuu gudbin doonaa dhakhtarka takhasuska leh xaga cusitaalka wixii daawaynta rimista ah.

Waxaa jira doorashooyin kala duwan:

  • ku daawaynta daawooyinka;
  • farsamooyinka laga caawinayo bacriminta;
  • qaliin

Sidoo kale waxaa korsan kartaa cunug. Wixii macluumaad dheeri ah, la xiriir Fiom (websaydka Dutch oo kaliya).