U turjun:

Caado

Waayida dhiiga hal mar bishii dhexd'a siilkahaweenayda. Caadada waxay socotaa dhoor beri. Bil kasta, haweenayd'a ilma galeenka waxa uu u diyaar garoobaa inuu helo unuga ukuntaUnuga ukuntaUnuga sinjiga dhediga. Haweenaydu waxay ku dhalaataa unugyo ugxan badan oo ku jira…Akhri wax badan la bacrimiyay. Haddii haweenaydu aanay uuraysan, jidhkeedu wax auu iska saaraa dheecaanka xuubka iyo dhiiga qayb ka timid ilma galeenka.