Daryeelka ilmaha dhalashada ka dib
Wax yar ka dib dhalashada
Saacada u horaysa, ilmahaagu wuu ku ag jiifaa adiga oo waxa uu cabbaa naaskaaga. Saacad ka dib, ilmahaag waa la baadhaa oo la miisaamaa.
- Umulisada ayaa fiirineysa neefta ilmaha, midabka maqaarka, muruqa kacsan, wadno garaaca, iyo kacinta fal celinta. Waxay sidoo kale siisaa fayktamiin K ilmaha.
- Ilmaha waa loo lebisaa oo waxaa lagu duubaa buste.
- Adiga iyo lamanaahaga ayaa qaban karaa mar kale ilmaha. Kadib qaliinka (qaliinka dhalmada) lmahaaha wuxuu la joogaya lamanahaaga.
- Waxaad haysataa shay aad cunto oo cabto. Haddii baadhitaanku ay sax yihiin waad qubaysataa. Haddii aadku ummushay cusbitaalka ma jiraan sababo caafimaad, waxaad tegi kartaa guriga dhowr saacadood ummulidaUmmulidaNidaamka dhalista ilmo.Akhri wax badan ka dib.
-
Haddii lagu qalo, waa inaad joogta isbitaalka dhowr maalmood, halkas oo logu daryeelayo adiga iyo ilmahaaga. Cusbitaalo badan, lamaanahaagu sidoo kale waxa uu joogaa halkaa habeenka.
Haweenay naas nuujinaysa ilmaheeda.
1. Todobaadyada soo socda
Haddii aad joogto guriga kaaliyaha hooyada umuushay waxay soo booqataa gurigaa muddada todobaadka koowaad. Waxay kaa caawisaa daryeelida ilmaha oo waxay baadhaa caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan hooyada. Ummulisadu waxay booqaataa maalin kasta oo kale si ay u aragto sida aad tahay.
- Ilaa 5 maalmood ka dib dhalashada, ilmahaagu waxa uu waayi karaa miisaan. Tani waa caadi.
- Toddobaadka ugu horey waxaa la baaraya maqalka ilmahaaga iyo ilmahaaga waxaa laga baaraya cudurada dhifka ah ee xawaaraha jirka. Kalkaaliyaha carruurta ayaa sameeynaya baarista maqalka wuxuuna ka qaadaya xooga dhhig ah.
Daryeelka hooyada
- Ka dib 8-10 maalmood kaaliyadaha hooyada ummushay ama ummulisadu in dheeraad ah ma booqan doonto gurigaaga.
- Muddada 6 todobaad ee u horeeya, ummulisadu waxay ka masuul tahay hooyada. Muddada 6 dan todobaad, ummulisadu way ku taageertaa.
- Ilaa 6 todobaad ka dib ummulida waxaad aragtaa ummulisadaada ama dhakhtarka haweenka baadhitaanka u dambeeya.
- Ka dib 6 todobaad ee u horeeya dhakhtarkaaga guud waxa uu la wareegaWareegaTirada maalmaha u dhexeeya maalkitna koowaad ee haweenayd'a dhiigeeda caadada iyo maalinta koowaad ee…Akhri wax badan daryeelka. La xidhiidhXidhiidhMarka 2 qof ay xidhiidh leeyihiin, waxay leeyihiin xidhiidhka midba midka kale. Waa…Akhri wax badan dhakhtarkaga guud haddii aad su’aal ka hayso ama aad caawimo u baahantahay.
Daryeelka
Daryeelka ilmaha waxaa lagu wareejinaya xarunta caafimaadka ee dowladda hoose. Kalkaalisada caruurta inta badan way kugu soo booqataa xaga guriga si ay isu kaa barto marka ilmahu uu yahay ilaa 2 todobaad jir.
- Marka uu ilmahaagu yahay ilaa 1 bil waxaad booqataa xarunta caafimaadka ilmaha laftaadu wakhtiga u horeeya.
- Kadib ilaa 8 toddobaadka, ilmaha wuxuu qaadan doonaa tallaadada ugu horeya.