U turjun:

Ku qalida ilmaha laga soo saarayo

Qaliinka dhalmada sidoo kale waxaa loogu yeera dhalmada caloosha. Xiliga qaliinka dhalmada dhakhtarka wuxuu ku sameeynaya qaliin caloosha hooyada si uga soo bixiyo cunuga.
 

Sababaha inta badan ugu badan ee qaliinka uurku waa:

  • MisigtaMisigtaQayb jidhka ah: qaybta xoodan ee lafaha u dhexeeya sinaha.Akhri wax badan hooyada oo aa du yar ilmahu inuu soo dhex maro:
  • Mandheertu waxay taala horta albaabaka makaanka (dhuunta ilma galeenka) ama mandheertu way debecdaa;
  • Qayb xadhiga xuduntaXadhiga xuduntaNooc tuumbo ah oo ku xidhaysa uur jiifka ilaamandheerta. Xadhiga xudunta waxa uu…Akhri wax badan ah ayaa ka soo baxda dhuunta ilma galeenka;
  • Madaxa ilmaha hoos uma foorarsado;
  • Wax ka badan 1 ilma ayaa u baahan inuu dhasho;
  • Hooyada ama ilmaha waxa uu qabaa jiro taas oo ka dhigta ummulidaUmmulidaNidaamka dhalista ilmo.Akhri wax badan dabiiciga ah wax aan suuragal ahayn.

Dhakhtar samaynaya qaliinka uurka.

Qaliinka uurka: qaliinka

Qaliinka uurka la qorsheeyay waxa uu u dhacaa sida soo socota:

Waxaa lagu dhigaa cusbitaalka subaxda. Caadi ahaan waxaad u baahan tahay soon (cunto ama biyo maya) ugu yaraan 6 saacadood. Waxaad diyaarisaa qaliin. Tusaale ahaan: waxaad xidhataa shuluga qaliinka, waxaad iska bixisaa wisaaqyada iyo siliska oo waxaad iska maydhaa is kiriimka is qurxinta.

Dhakhtarka ayaa kabaabyo ku siin doona cirbida suuxinta. Tani waa cirbad laga qaadayo dhabarka. Mudditaanka waxaa la siin karaa marka aad fadhido ama aad jiifto.

Dhakhtar siinaya haweenayda uurka leh mudditaanka suuxinta dhabarka hoose.

Xiliga dhalmada, lamaanahaaga ama qof kale oo dookhaaga ayaa kula joogi karaa. Dhakhtarka wuxuu dilaacinaya calooshaada, ubacda korkeeda. Ma dareentid wax xanuun ah, laakiin waxaad dareentaa in lagu qalayo.

Dhakhtarka waxa uu soo saaraa ilmahaaga. Qaliinka oo dhan waxa uu qaataa ilaa 1 saac.
Kadib waxaa la jaraya xudunta.

Haddii aad leedahay qaliinka degdeg ah ee caloosha.

  • Caadi ahaan waxaa qaadaneysa cirbada suuxinta guud halkii aad ka qaadan laheyd cirbada (suuxinta) qeybta hoos;
  • Keliya lamaanahaagu waxa uu ku raaci karaa adiga ka dib suuxinta marka lagu mudday.