U turjun:

Noocyada ummulida

UmmulidaUmmulidaNidaamka dhalista ilmo.Akhri wax badan dabiiciga ah

Xiliga dhalmada dabiiciga ah ilmaha ayaa ka dhalanaya siilka hooyada. Carruurta dhalata badankoodu waxay u dhashaan sidan.

Ummulida dabiiciga ah: haweenay dhalaysa ilmaheeda.

Qaliinka uurka: qaliinka uurka

Qaliinka dhalmada sidoo kale waxaa loogu yeera dhalmada caloosha. Dhakhtarka wuxuu ku sameeynaya qaliin caloosha hooyada si uga soo bixiyo cunuga. Qaliinka waxaa lagu sameeya ubacda korkeeda.

 

Ummulista qaaliinka ah: dhakhtar samaynaya qaliinka uurka.

Sababaha qaliinka uurka

Qaar ka mid ah inta badan ugu badan ee qaliinka uurku waa:

  • Hooyadada misgita ayaa yaraaneysa si ay ilmaha sii maro.
  • MandheertaMandheertaXubin taas oo ka dhinac baxda uur jiifka gudaha ilma galeenka marka haweenaydu…Akhri wax badan waa marinka minka (ilmo galeenka) ama mandheera ayaa ka soo baxayso.
  • Qayb xadhiga xuduntaXadhiga xuduntaNooc tuumbo ah oo ku xidhaysa uur jiifka ilaamandheerta. Xadhiga xudunta waxa uu…Akhri wax badan ah ayaa ka soo baxda dhuunta ilma galeenka;
  • Madaxa ilmahu hoos uma soo jeedo;
  • Waxaa jira wax ka badan 1 ilme.
  • Hooyada ama ilmaha waxay qabaan cudurCudurMarka qo'f jidhkiisa, qaybta jidhka ama maskaxda aanay in dheeraad ah si waansag…Akhri wax badan ka dhiga inaysan caadi u dhalin.