U turjun:

Xubnaha galmada gudaha ee Haweenka

Xubnaha galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan ee gudaha jirka naagta (xubnaha galmada gudaha) waa:

  • siilka;
  • dhuunta ilma galeenka;
  • ilma galeenka;
  • tuumbada faloobiyaan;
  • minka;
  • kintirka.

Haweenaydu waxay sidoo kale leedahay muruqyada misigta xaga xalka calooshiisa. Maaha xubnaha galmada laakiin waxay muhiim u yihiin fayo qabka galmada haweenayda iyo farxada galmada.

Haweenay taagan Yoolku waa uu saaranyahay xubinta galmada dibada ah.

Xubnaha galmada ee haweenaydu waa: 1. siilka, 2. minka, 3. ilmo galeenka, 4. tuubyada , 5. ugxaanta.

SiilSiilQaybta gudaha xubinta taranka ee haweenayda. Siilka waxa uu ku xidhaa makaanka xaga…Akhri wax badan

Siilka waa marin u qaabaysan-tubo oo ka soo baxaya dibada jidhka oo galaya minka (maaanka) Waa ilaa 10 sentimitir ilaa dhererkooda hoose.

Siilku waxa uu leeyahay gidaaro kala baxa oo isku dhow. Gidaaradu way giijisnaan karaa (iyagoo yareeya afka) ama kala bixiya.

Xiligeeda mudada caada naagta siilkeeda waxaa ka soo baxa dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan.

Albaabka siilka waxaa ku yaala xuubka bikrada, nudda gir laaban.

Inta lagu jiro galmada, guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan wuxuu galaya siilka (gelitaan).

Carruurta ka dhalata siilka muddada ummulida dabiiciga ah.

Afka ilma galeenkaAfka ilma galeenkaMarinka dhuuban ee xaga hoose ee ilma galeenka, xaga sare ee siilka. Afka…Akhri wax badan

Afka ilma galeenka waa marinka ka yimaada siilkaa ilaa ilma galeenka

Minka caadi aaan wuu xiran yahay wuxuuna furmaya xiliga dhalista.

Minka (makaanka)Minka (makaanka)Xubinta caloosha haweenka'ah taas oo uur jiifku ku kori karo.Akhri wax badan

Ilmagaleenka waxa uu leeyahay cabbirka iyo qaabka xabad cambaruud ah oo foorarta.

Ilmo galeenka wuxuu la koraya ilmaha xiliga uurka. UmmulidaUmmulidaNidaamka dhalista ilmo.Akhri wax badan ka dib ilma galeenku waxa uu ku soo noqdaa cabbirkiisii caadiga ahaa.

Tuumbada faloobiyaan

Haweeyneyda waxay leedahay 2 tuub oo ah faloobiyaan ah, mid walba wuxuu dhinac ugu jira minka.

Faloobiyaan tuub wuxuu unug ukunta ilaa ilmo galeenka.

Ugxan sidayaasha

Haweenaydu waxay leedahay 2 ugxan side. Ugxan side kasta waxa uu ku xidhanyahay dhuunta faloob.

Ugxan sidayaashu waxay kaydiyaan unugyada ukunta. Markay dhalato, hadda ka horba waxay leedahay dhammaan unuguyadeeda ukunta.

Ugxansidahu waxuu la cabbir tahay midhaha shaanida.

Ugxansidayaashu waxay muhiim u yihiin tareenka hormoonyada dheddiga ah. Hormoonadan waxay saameeyaan, tusaale ahaan, maqaarka iyo lafaha oo waxayu sheegaan jidhka inuu isu diyaariyo uurka. Xiliga caadoCaadoWaayida dhiiga hal mar bishii dhexd'a siilkahaweenayda. Caadada waxay socotaa dhoor beri. Bil…Akhri wax badan istaaga waxaa xirmaya mormonada waxay sameeyanan karan isbeddelada degdeg ah ee dareenka ah iyo carro.

KintirKintirXubinta aadka dareenka u leh kaas oo kor muuqda ee keliyaha kor furitaanka…Akhri wax badan

Kintirka wuxuu qeyb ka yahay xubinta taranka ee dhediga. Waa kacsigaKacsigaGus adah. Ninku wuu kacsadaa marka isaga galma ahaan dareenkiis ala kiciyo si…Akhri wax badan jirka kaas oo kor yalla oo kar banaanka laga arki karo. Qaybta ugu weyn ee kintarada waxay ku yaalaan gudaha jirka. Waa mid ka mid ah dareenka ugu badan iyo qeybaha raaxada jirka ee haweenka, sidaa darteed waxay qeyb ka ciyaareysa raaxada galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan Kicinta kinitirka, naagtu ay kacsan kartaa. Tani waxay noqon kartaa kor ka taabashada kintirka, sidoo kale faruuraha iyo siilka.

1: Ibti kintirka 2: Faruuraha 3: Daloolka siilka 4: Kintirka hoostiisa 5: Furida kaadi mareenka. 6: Siil