Galmada
Galmadu waa wasmada la gelinaayo siilka ama futada ee guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan adag.
GelintaGelintaSaarida qayb ka mid ah jidhkaaga (guska, faraha, iwm.) ama shay jidhka qofk'a…Akhri wax badan gudaha siilka;
Nin qooqan ayaa kacsan karaa. Gusku ka dib waxa uu la bararaa dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan. Way sii waynaataa oo adkaataa oo sare ayay u kacdaa.
Gabadha kacsataa waxay heshaa siilSiilQaybta gudaha xubinta taranka ee haweenayda. Siilka waxa uu ku xidhaa makaanka xaga…Akhri wax badan qoran. Tani waxay caawisaa inuu gusku galo siilka.
Haweenaydu waxay uurasan kartaa keliya haddii:
- ninka shahwadiisu oo galeyso siilka haweenayda iyo ilma galeenka haddii
- ay haweenaydu ku jirto muddadii bacrimida ee bisha
Haddii aanad rabin inaad hadda dhasho carruur, isticmaal kaniiniga ilmaha kala fogeeya.

Nin iyo haweenay isku galmoonaya Yoolku waxa uu saaranyahay guska gelitankiisa siilka.

Faahfaahinta guska gudaha ugu jira siilka ee laga arkayo gudaha.

Faahfaahinta guska gudaha ugu jira siilka ee laga arkayo gudaha. Shahwada ka baxay guska oo gelaysa ilma galeenka.
Gelinta futada
Nin iyo haweenay, ama 2 nin waxay isaga galmaood gelinta futada.
Haweenay ma uuraysan karto dhexda gelinta futada. Si kastaba ha ahaatee, hubso in shahwadu aanay gelin siilka.
Galmada tusaalaha: 2 nin oo ku jiifa dhinacyadooda. Keliya jiifa xaga dambe ee ka kale.
Sababaha loo sameeyo galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan
Waxaad u samayn kartaa galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan asbaabo kala duwan, tusaale ahaan waxaad doonaysaa:
- inaad ka dhasho carruur (keliya dhexda gelinta siilka);
- waayo-aragnimada farxada galmada;
- muuji jaceel iyo dareemo kale;
- la kulanto kalgacalka;
- nefis
Galmada muddada dhiiga caadada
Haweenka qaarkood waxay doonaan in loo galmoodo muddada dhiiga caadada, kuwa kale ma sameeyaan. Haweenaydu waxa loo galmoon karaa muddada dhiiga caadeeda haddii ay doonto. Ma keeni doonto dhibaatooyin nadaafadaNadaafadaNadaafada macnaheedu waxa weeye ku ilaalinta jidhka nadiif. Waxay yaraysaa khatarta noqoshada mid…Akhri wax badan ah.
Kala duwanaanshaha
Uma baahnid inaad hamooto wakhti kasta oo aad galmooto. Dad badan inta badan hamad sare ma laha.
Waxaad ka samayn kartaa galmada meelo kala duwan: jiif, fadhi, istaag ama foorar.
Waxaa jira qaabab kale oo galmada loo sameeyo, ka sakow galmada.
Kala hadal lamaanahaaga wax ku saabsan rabitaankaaga iyo dareemada. Si wada jir ah waxaad go’aamin kartaa waxa ay tahay galmada wanaagsan labbadiinaba.

Galmada tusaalaha 1: Ninka kor uga jiifa ee naagta. Haweenaydu waxay kala bixisaa lugaheeda.

Galmada tusaalaha 2: Naagta waxay ku fadhisaa gacmahaeeda iyo jilbaheeda. Ninku waxa uu ku fadhiistaa jilbahiisa isagoo iyadda ka dambeeya.

Galmada tusaalaha 3: Ninka wuu taagan yahay. Haweenayduna way ka sii jeesata. Ninku wuxuu sare u qaadaa mid ka mid ah lugaheeda.

Galmada tusaalaha 4: Nin iyo naag oo isdhinac jiifa, ninka wuxuu ka dambeeya naagta.

Galmada tusaalaha 5: Naagta waxay ku dul fadhidaa ninka.
Iska ilaalinta STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan iyo HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan
Waxaad ku qaadi kartaa STIs iyo HIV dhexda galmada. Waxaad isticmaali kartaa kondhomka si aad naftaada u ilaaliso iyo lamaanahaaga.
Kondhom