U turjun:

Noocyada dhibaatooyinka galmada

Dad badan, labada dhalinyarada iyo dadka waaweyn, waxay la kulamaan dhibaatooyinka galmadaDhibaatooyinka galmadaDhibaatooyinka noloshaada galmada, sida sii wadis la'aanta kacsiga, aan lahayn rabitaanka galmada, xanuun…Akhri wax badan inta lagu jiro noloshooda. Tani waa caadi.
Badanka dhibaatooyinka galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan waxay u qarsoomaan iskood muddo yar ka dib. Inta badan waxaa sababa:

  • walbahaarka;
  • cuduro;
  • daalka;
  • dhibaatooyinka xidhiidhka;
  • lamanaaysha waxay qabaan filashooyinka kala duwan ee nolosha galmadooda.

Dhibaatooyinka guud ee galmada

Dhibaayooyinka guud ee galmadu waa:

  • ma jiro rabitaan galmada ama rabitaanka yar ee galmada;
  • mid ka mid ah lamaanaha ayaa leh wax badan ama rabitaan galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan oo ka yar ka kale;
  • siilSiilQaybta gudaha xubinta taranka ee haweenayda. Siilka waxa uu ku xidhaa makaanka xaga…Akhri wax badan qalalan
  • dhibaatooyinka kacsi lahaan.
  • ma jirto hamo, ama hamadaHamadaDhererka kicitaanka galmada. Si xoogan waxay u tahay dareen farxad leh. Dhammaan muruqyadaadu…Akhri wax badan oo degdeg u timaado;
  • adayg badan aaga sagxada muruqyada misigta;
  • xanuun marka la gelinayo.

Qabatinka sawirada qaawan ee galmada

Dadka qaarkood waxay qabatimaan sawirada qaawan ee galmada. Waa Sax in la daawado sawirada galmada ah ee qaawan, laakiin daawashada badan iyo inta badan waxay noqon kartaa dhibaato. Waxay kugu sababi kartaa inaad haysato filashooyinka galmoGalmoXaqiiqda bayolojiyeed ee noqoshada haweenay (inan) ama nin (wiilk). Wakhtiyada qaarkood, qofka waxa…Akhri wax badan aan dhab ahayn. Waxay sidoo kale ku yeelan kartaa sameeynta noloshadaada bulsho waxayna ku sababi kartaa xiriirkaaga rabsho.