U turjun:

Hamada

Muddada galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan raga iyo haweenku waxay maraan wejiyo kala duwan oo kicitaan. Wajiga ugu sareya ee qooqa waa kacsigaKacsigaGus adah. Ninku wuu kacsadaa marka isaga galma ahaan dareenkiis ala kiciyo si…Akhri wax badan.

Sii daynta shahwadaSii daynta shahwadaMarka ninka hamadiisu aad u sarayso oo shawadiisu soo tuurto ama ka soo…Akhri wax badan

Inta badan raga way biyo baxaan marka ay kacsadaan. Qaar ka mid ah haweenka waxay yeelanayaan dhacaan cad oo ka soo baxa siilka, oo la mid ah biyo bax.

Waa hamadaHamadaDhererka kicitaanka galmada. Si xoogan waxay u tahay dareen farxad leh. Dhammaan muruqyadaadu…Akhri wax badan haweenka

Haweenku waxay ku gaadhi karaan hamada qaabab kala duwan. Tusaale ahaan dhex:

  • kacsanaanta kintirka;
  • gelintaGelintaSaarida qayb ka mid ah jidhkaaga (guska, faraha, iwm.) ama shay jidhka qofk'a…Akhri wax badan siilka;
  • kacinta qeybaha kale ee jirka, sida dabadda iyo ibtaIbtaKuus yar oo ku yaala dhexda ee qofka le'h naasaha. Haween iyo ragu…Akhri wax badan.

Haweenku waxay u baahanyihiin wax kabadan isgelinta siilka keliya inay hamad sare ku yeeshaan. Naagta ama lamaanaheeda ayaa ka kacsan karaa kintirka ama qeybaha kale ee jirka.

Nolosha galmada qanciska leh.

Uma baahnid inaad hamooto wakhti kasta oo aad galmooto. Dad badan inta badan hamad sare ma laha. Tani waa caadi. Waxaad yeelan kartaa nolol leh qancin galmo oo kacsi la’aan ah.

Hamadaha badan ama isku wakhtiga ah.

Raga iyo haweenka ayaa yeelaan karaa dhowr kacsi oo isku xiga, laakiin tani mar walba ma dhacdo.

  • Haweenka qaarkood waxay yeelan karaa dhowr hamadood wakhti gaaban.
  • Waxaan u baahanahay wakhti badan oo u dhexeeya 2 hamadood. Waxay qaadan kartaa dhowr daqiiqdood ama saacadoo ka hor hamada labbaad intaan la gaadhin. Haddii ninku yeesho dhowr hamad muddo gaaban, inta badan ma biyo baxa.

Lamaanahu waxa uu yeeshaa hamada isla wakhti (wakhti isku mid ah). Si kastaba ahaate, tani ma dhacdo inta badan sababtoo ay adag tahay in la xakameeyo gacsiga. Si loo yeesho farxad ayaa aad u muhiimsan.