U turjun:

Waa maxay STIyada?

Cudurada la isku gudbiyo galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan (STIs) waa cudurada la isugu gudbiyo galmada qofkaas oo loo galmooday qofka qaba cudurka STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan.

Waxaa jira STIyo badan. Qaar ka mid ah STIs ayaa sababta bakteeriyo, kuwa waxaa sababo fayrasFayrasQayb aad u yar oo weerari karta jidhka. Waxay si fudud ugu laban…Akhri wax badan ama noole. Astaamaha ama siyaabooyinka kuwaas oo laga baaray ama daawayay kuwaas oo kala duwan.

STIs caadi ahaan si degdeg ah uma baxaan. U tag dhakhtarkaaga guud ama adeegyada caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan dadweynaha ee dowladda hoose (GGD) wixii daawayn ah.

STIyada waxaa sababay bakteeriyaBakteeriyaNoole yar oo kaa dhiga inaad bukooto marka ay gasho jidhkaaga. Jamac: bakteeriya.Akhri wax badan.

Qaar ka mid ah STiyada waxaa sababa bakteeriya. Waxaa sid fudud loogu daawayn karaa qalajiyaal.

  • kalamiidiya;
  • jabto
  • isfiilato.

STI fayrasku sababo

STI yada kale waxaa sababa fayras. Inta badan waa la daawayn karaa:

  • cagaarshowga BCagaarshowga BCaabuqa beerka ay fayrsku sababtay. Tallaalka waxa uu ka hortaggi karaa cagaarshowga B.…Akhri wax badan;
  • Cagaarshowga C;
  • herpes;
  • HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan;
  • HPVHPVFayraska (human papilloma virus). Noocyada qaarkood HPV waxa uu sababaa burooyinka xubinta taranka,…Akhri wax badan;
  • honqorta xubinta taranka

STI ay sababaan dulinDulinXawayaan aad u ayar oo ku nool jidhka qofk'a, quuta guudkiisa oo saameeya.…Akhri wax badan

STI yada qaarkood waxaa sababa dulin. STI yadan waxaa la isugu gudbiyaa xidhiidhka galmada ama maqaarka si fudud la isku taabsiiyo.

  • finaanka;
  • caabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan kaadiKaadiQashinka dareere ah kaas oo dadka jidhkooda ka soo saaraan dhexda kaadi mareenka…Akhri wax badan mareenka tarikomoniyaysis; iyo
  • noolaha yaryar shuunka

Iska ilaalinta STIyada

C injirka wuxuu ka ilaalinaya adiga iyo lamanahaaga HIV, kalamdiya iyo jabtada. Waxay yareysa khatarta caabuqa STIs-syada kale. Mar walba ma daboosho nabarada, finaanka, honqorada maqaarkaaga ama maqaarka lamanahaaga. Tan macnaheedu waxa weeya in aad weli khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan ugu jirto cudurka wata STI. Tallaadda ayaa sidoo kale difaaci karaa qaar ka mid ah STIs. Tusaale ahaan, cagaarshowga B. 

Kondhomka

Daawaynta STI

Badanka STIyada waa la dawayn karaa. Waa la daawayn karaa ama astaamahooda ayaa baabi’i kara. STIs ayaa si xun u waxyeelayn karaa caafimaadka haddii aan la daawaynin. Waxaad sidoo kale qaad siin kartaa dadka kale.

Sida loo aqoonsado STI

STIyada inta badan ma laha astaamo cad. Had iyo jeer ma arki kartid haddii aad qabto STI. U tag dhakhtarkaaga guud, adeega caafimaadka dad waynaha ee degamda (GGD) ama xarunta caafimaadka xaga xarunta magan galya doonka haddii aad u malaynayso inaad qabto STI. Way ku baadhi karaan.

Caabuqa Siilka

C aabuqa siilka waa caabuqa ee siilka wuxuuna leeyahay astaamo la mid ah STI. Maaha STI Inta badan kuma qaadid cudurka dhexda galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan