U turjun:

Waa maxay kondhomku?

Cinjirku waa goome yar oo kala jiidmaya kaas oo kor laga geliyo guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan. Waxaad gelin kartaa kondhomkaKondhomkaDaboolka rabadh khafiif ah oo ninku ku dul xidho guska kacsa. Kondhomku waxa…Akhri wax badan guska adag ka hor gelintaGelintaSaarida qayb ka mid ah jidhkaaga (guska, faraha, iwm.) ama shay jidhka qofk'a…Akhri wax badan. Wuxuu ururiya shahwada marka ninka uu biyo baxo.

Kondhomka

Qaabka ka hortagaKa hortagaUjeedada iska ilaalinta ama yaraynta khatarta in la qaado caabuuqyada, cuduro ama shilal.Akhri wax badan uurka

Waxaad isticmaali kartaa kondhom muddada galmada haddii aad doonayso inaadan ilma dhasho Qaab looga hortaggayo uurka

Ka hortagga HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan iyo STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan

Kondhomka waxa uu ka ilaaliyaa adiga iyo lamaanahaaga HIV iyo badanka STI. Wuxuu yareyaa khatarta caabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan STIs kale. Si kastaba ahaate, mar walba ma daboosho nabarada, finaanka, honqorada maqaarkaaga ama maqaarka lamanahaaga. Tan macnaheedu waxa weeya in aad weli khatarKhatarSuuragal ahaanshahashay aan farxad lahayn inuu dhici karo, yusale cudur.Akhri wax badan ugu jirto cudurka wata STI.

Isticmaal cinjir marka sameeyneyso galmada siilkaGalmada siilkaGalmada wadata gelinta ee siilka.Akhri wax badan ama galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan dabadda Tani waxay kaa ilaalin doontaa HIV oo waxay yaraysaa khatarta in la qaado STI yada kale.

Afka ha gashanin dhiigDhiigDheecaan cad oo shaqo muhiim ah u ah jidhka, tusaale ahaa: qaadista oksojiinta…Akhri wax badan ama shahwo xiliga galmada afkaGalmada afkaKu kicin qof kal'e xubanhiisa galmada afkaaga ama carabkaaga. Galmada afka ee ninka…Akhri wax badan. Tani waxay ka dhigtaa khatarta cudurka HIV mid yar. Isticmaalka kondhomka marka aad samaynayso galmada afka ah waxay yarayn kartaa khatarta qaadista STI.

Haddii adiga iyo lamaanahaagu aydaan doonay inaad isticmaashaan kondhonmka, la hadal dhakhtarkaaga guud wax ku saabsan in lagaa baadho STI ama HIV.

STI Aids Netherlands waxay samaysay warsida ku qoran luqaddo kala duwan oo wata macluumaad ku saabsan kondhomyada iyo STIyada. Warsidahan waxaa laga soo dejisan karaa websaydka STI Aids Netherlands. 

 

Iibsiga kondhomyada

Waxaad sidoo kale iibsan karta cinjirka iyadda oo aan laga qorin farmashiye, daawo yaqaan ama suuqweyne. Wakhtiyada qaarkood waxaad sidoo kale ka heli kartaa dukaamada kale, baararka, naadiyada habeenka ama mishiinada iibka alaabta. Waxaad sidoo kale ka iibsan kartaa internadka.

Kharashaadka cinirka wuxuu u dhaxeya 0.20 € iyo 0.90€. Kondhomada gaarka ah, tusaale ahaan oo leh ur gaar ah ama dhinacyo waa qaali. 

Waa maxay qiimaheedu?

Kondhomka dhedigaKondhomka dhedigaKodhom wayn taas oo ay haweenay geliso siilkeeda. Kondhomku waxa uu urursha'a shahwadaninka.…Akhri wax badan

Waxaa sidoo kale jira kondhomyada dhediga.

Kondhomka dhediga