U turjun:

Kondhomka

Daboolka rabadh khafiif ah oo ninku ku dul xidho guskaGuskaLabkaxubinta taranka. Gusku ee galmada (biyo baxa) ama kaadiyida.Akhri wax badan kacsa. Kondhomku waxa uu qabtaa shahwada marka ninku biyo baxo. Kondhomku waxa uu ka ilaaliyaa HIVHIVFayraska (cudurka difaaca aadamaha jidhku aanu iska ilaalin fayraska) ee saamaysa nidaamka difaaca…Akhri wax badan iyo badanka STIyada, oo wax auu ka ilaaliyaa uurka aan lagu talo gelin, (waa qaabka ka hortagga uurkaKa hortagga uurkaDariiqooyinka iyo qaababka ka hortagga uurka. Kondhomyada iyo kiniinka ka hortagga uurka waa…Akhri wax badan). Waa inaad kondhomkaKondhomkaDaboolka rabadh khafiif ah oo ninku ku dul xidho guska kacsa. Kondhomku waxa…Akhri wax badan isticmaashaa mar keliya.