Daawaynta STI
Haddii aad u maleeyso inaad qabto STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan weydii dhakhtarkaaga guud ama adeegyada caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan dowladda hoose wixii caawin ah (GGD). STIs waa in la daaweya si looga fogaado saameynta xun ee caafimaadkaaga. La hadal dhakhtarka guud ama shaqaalaha caafimaadka ee xarunta caafimaadka ee xarunta magangalyo doonayaasha marka isaga/iyada ayaa ku siineysa daawo fiican.
U raac daawaynta qaabka dhakhtarku kuugu sheego. Sii wad daawaynta xataa marka astaamahu ay qarsoomaan.
Waxaa jira noocyo kala duwan oo STI yada ah. Had iyo jeer ma laha astaamo. Weydii dhakhtarka guud ama shaqaalaha caafimaadka ee xarunta caafimaadka ee jooga xarunta magangalyo doonyaasha wixii talo. STI kasta waxaa loo daweeyaa si ka duwan.

Nin la hadlaya xirfad yaqaanka caafimaadka.

U raac daawaynta qaabka dhakhtarku kuugu sheego. Sii wad daawaynta xataa marka astaamahu ay qarsoomaan.
DawayntaDawayntaDaryeelka iyo/ama ka warhaynta xirfad ahaan qof loo tababaray. Daawaynta waa la siin…Akhri wax badan STI yada bakteeriyada leh
STIs waxaa sababa bacteeriyada, waxaa ka mid ah:
- kalamiidiya;
- jabtada; iyo
- isfiilato;.
Bakteeriyada STIs ayaa lagu daaweyn karaa qalajiyaal. Waxaad u baahan tahay inuu dakhtarka kuu qoro. Kadib waxaad ka iibsan kartaa daawada farmashiyahaFarmashiyahaKa adeego meesha aad ka heli karto daawooyinka ee la jirta warqadda daawada dhakhtarkaaga kuu…Akhri wax badan.
Xiliga daawada, waxaa ka fogaan kartaa galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan inta aad weli leedahay astaamaha ama isticmaal cinjir si aad hoos ugu dhigto khatarta ah inaad ku daarto qof kale.
Dawaynta STI yada fayraska leh
STIs waxaa sababo fayris.
- HIV;
- cagaarshowga BCagaarshowga BCaabuqa beerka ay fayrsku sababtay. Tallaalka waxa uu ka hortaggi karaa cagaarshowga B.…Akhri wax badan;
- nabarada; iyo
- honqorta xubinta taranka
STI yada fayrasku lama dawayn karo, laakiin astaamaha waa la dawayn karaa.
- Cagaardhowga B: waxay heshaa nasho ku filan. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarku waxa uu qori karaa dawooyinka.
- Nabarada, haddii laga mamrmaan tahay, dhakhtarka ayaa qori daawooyin lagu daaweyo finaanka.
- Hoqoorta xubinta taranka: dhakhtarka ayaa ku qori kartaa kareem aad mariso honqorta. Haddii ay lama huraan tahay, dhakhtarku waxa uu jaraa borooyinka isagoo dhammaan jaraya ama qaboojinaya.
Dawaynta STI yada dullinka leh
STIs waxaa sababo noole:
- finaanka;
- CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan kaadiKaadiQashinka dareere ah kaas oo dadka jidhkooda ka soo saaraan dhexda kaadi mareenka…Akhri wax badan mareenka; iyo
- noolaha yaryar shuunka
Isnadaamiska:
- Dhakhtarku waxa uu qori karaa kiriim si aad u mariso maqaarkaaga.
- Ku dhaq boomahaaga, dharka, bajamas, go’a sariirta iyo shukumaanada maalin walba oo heerkulkoodu yahay ugu yaraan 60°C.
Caabuqa galmada ee dulinka:Caabuqa galmada ee dulinka:Cudurka galmada la isugu gudbiyo (STI) oo ay sababtay dulin (xawayaan aad u…Akhri wax badan
- Waxaa lagu dawayn karaa antibiyootigaAntibiyootigaDawada lagula dagaalamobakteeriyada ku jirta jidhka. Antibiyootigu waxa uu noqon karaa kiniin, buddo…Akhri wax badan.
- Waxaad u baahantahay dawo qoridaDawo qoridaWarqad yar taas oo dhakhtarku uu ku qoro daawooyin waa inaad qaadataa. Warqaddan, waxaad…Akhri wax badan ka timid dhakhtarka si aad dawoDawoQaabka dawaynta caabuqa ama cudurka. Antibiyootiga tusaale ahaan waa dawooyin.Akhri wax badan u hesho.
InjirtaInjirtaDulinka (xawayaan aad u yar) oo ku jiratimaha shicrada. Injirta shircradu waxya nuugtaa…Akhri wax badan:
- Dhakhtarku waxa uu qori karaa kiriimka si aad u mariso maqaarkaaga meelaha aad injirta ku leedahay.
- Ku dhaq boomahaaga, dharka, bajamas, go’a sariirta iyo shukumaanada maalin walba oo heerkulkoodu yahay ugu yaraan 60°C.
La hadalka lamaanahaaga
Haddii aad qabto STI, la hadal lamaanahaaga. Haddii aad qabto STIs qaar, lamanaahaga wuxuu u baahan yahay in la baaaro oo la daaweyo sidoo kale.
Addoo u digaya lamaanahaaga hadda waxaad sidoo kale ilaalisaa naftaada. Haddii STI gaagii la daweeyay oo aad mar labbaad galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan la samaysay lamaanahaaga kaas oo aan la dawayn, isaga ama iyaddu wuu ku qaadsiin karaa mar labbaad.
GalmoGalmoXaqiiqda bayolojiyeed ee noqoshada haweenay (inan) ama nin (wiilk). Wakhtiyada qaarkood, qofka waxa…Akhri wax badan ha samayn muddada daawaynta STI ama isticmaal kondhom si aad u yarayso khatarta qaadsiinta lamaanahaaga.
Ha u digin keliya lamaanahaaga galmada hadda, laakiin lamaanayaashaadii hore iyo xidhiidhada galmada kale. Sidoo kale waxay qaadi karaan oo u gudbin karaan STI lamaanahooda(yaasha) iyagoon ogayn. Markaad u digto lamaanayaashaada galmada, waxaad caawisaa ka hortagga STI inuu in dheeraad ah faafo.
La tasho dhakhtarka ama kalkaalisada si aad u ogaato inta ay ahayd wakhtiga dib ah ee aad u baahantahay inaad tagto marka ay timaado u digista lamaanaha galmada.Galmada.Dhinaca udub dhexaadka ah ee aadamaha. Waa caadi oo waa qaab wanaagsan in…Akhri wax badan Haddii aadan doonayn inaad u sheegto lamaanahaaga ama lamaanayaashaadii hore inaad qabto STI naftaadu sidoo kale waad uga digi kartaa iyaga addoon magaca shegin, addoon sheegin magacaaga. Tani, waxaad booqan kartaa weybsaydka https://partnerwaarschuwing.nl/hoe-vertel-ik-het-mijn-ex-partner This website is available only in Dutch.
Waydii dhakhtarkaaga guud ama kalkaalisada xaga adeega caafimaadka dad waynaha ee degmadda (GGD) wixii talo ah.
Lammaana hadlaya