Caabuqa galmada ee dulinka:
Cudurka galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan la isugu gudbiyo (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan) oo ay sababtay dulinDulinXawayaan aad u ayar oo ku nool jidhka qofk'a, quuta guudkiisa oo saameeya.…Akhri wax badan (xawayaan aad u yar). CaabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan galmada ee dulinka int abadan waxa uu sababaa xanuun marka aad kaadido. KondhomkaKondhomkaDaboolka rabadh khafiif ah oo ninku ku dul xidho guska kacsa. Kondhomku waxa…Akhri wax badan waxa uu ka ilaaliyaa caabuqa galmada ee dulinka Caabuqa galmada ee dulinka waxaa lagu dawayn karaaantibiyootiga.