U turjun:

Siday galmadu u eegtahay marka u horaysa?

Wakhtiga u horaysa ee aad samayso galmoGalmoDhammaan falalka galmo ahaan dareenkaaga kiciya. Galmadu way ka badan tahay uu in…Akhri wax badan way ka duwan tahay qof kasta.

Adiga iyo lamahaaga, isla go’aamiya waxaa aad rabtaan inaad sameeysan. Ma u baahnid aad isku galmootaan. Haddii anad dareemin diyaar, waa inaadan samayn. Waxaad u samayn kartaa galmada qaabab kala duwan.

Isku day inaad nefisto. Qaadashada wakhtigaagu wax bay tartaa.

Hubso inaan cidina ku dhibin. Waxaad noqod doontaa mid aad u nefisa.

Hubi inaad labadiinaba qooqan tihiin. Is dareen kiciya, tusaale ahaan idinkoo sahaminaya mid walba ka kale jidhkiisa.

Ka wada hadla wax ku saabsan waxa aad jeceshahay iyo waxa aydaan jeclayn. Haddii aad qooqan tahay inta lagu xiliga koowaad, galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan dhawaaci doonto inta badan dadka. 

Wiil iyo gabadh isku galmoonay wakhtigii u horaysay

HamadaHamadaDhererka kicitaanka galmada. Si xoogan waxay u tahay dareen farxad leh. Dhammaan muruqyadaadu…Akhri wax badan

Waxaad keliya ogaan kartaa waxaad labbadiinu tihiin iyo sida iyo marka aad hamada sarayso ka dib wakhti yar. Had iyo jeer uma baahnid hamad sare. Is barta oo khibrad kala qaata.