U turjun:
Baadhitaanka cudurada galmada
Baadhitaanka si loo hubiyo haddii qof uu qabo caabuqyada galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan la isugu gudbiyo (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan). Dhakhtarku waxa uu waydiiyaa su’aalo oo waxa uu baadhaa xubnaha taranka, afka iyo wakhtiyada qaarkood futada. Dhakhtarku waxa uu qaataa cudbi goos ah meelaha laga yaabo inaycaabuq leeyihiin, qaadaadhiig ama waydiiyaa qofka inuu ku kaajo dhalo. Dhakhtarku waxa uu u diraa dhammaan muunadaha xafa shaybaadhka si in dheeraad ah loo baadho.