Cudurka fayraska
Caabuq ay sababto fayrasku Astaamaha cudurka fayraskaCudurka fayraskaCaabuq ay sababto fayrasku Astaamaha cudurka fayraska boog biyo galeen guudka ama hareeraha…Akhri wax badan boogBoogSoo kuusan ku yaala maqarka Boogtu waay leedahay qayb jilicsan oo leh dareere…Akhri wax badan biyo galeen guudka ama hareeraha xubnaha taranka, futada ama afka. Boogahan biyahu galen waxay u qarsoontaa caadi ahaan si kedis ah. Fayraska waxa uu ku jiraa jidhka, markaas boogaha biyahu galeen waxay soo bixi karaan mar dambe. Cudurka fayraska waa caabuqaCaabuqaCaabuqa waxa uu dhacaa marka jeermisku galo jidhka oo sababo waxyeelo. Jeermisku waxa…Akhri wax badan la iskugu gudbiyo galmadaGalmadaFal galmada kaas oo guskagelinta (galo) siilka ama futada.Akhri wax badan (STISTISTI macnaheedu wax aweeye caabuqa la isku gudbiyo: caabuq taas oo caadi ahaan…Akhri wax badan) aad ayayna u faahftaa.