U turjun:

Daryeelka ka hor dhalmada

Daryeelka caafimaadkaCaafimaadkaDareemaya jidh ahaan, maskax ahaan iyo bulsho ahaan mid wanaagsan gudaha deegaanka. caafimaadka…Akhri wax badan haweenaydu hesho muddada uurka. Dhakhtarka haweenka, dhakhtarDhakhtarQof loo tababo baray inuu daweeyo dadka jirran. Dhakhtaradu waxay qoraan dawooyinka. Dhakhtarku…Akhri wax badan ama ummuliso waxay eegtaa haddii oo hooyada iyo uurjiifta ay caafimaad qabaan. Dhowr baadhitaan aya adhaca muddada 9 bilood ee uurka.