U turjun:

Dawada suuxinta

DawoDawoQaabka dawaynta caabuqa ama cudurka. Antibiyootiga tusaale ahaan waa dawooyin.Akhri wax badan joojisa adigu inaad xaruun dareento. Dhakhtarku waxa uu ku siiyaa daawada suuxdinta guud ama maxaliga ka hor qaliinka. Xaalada dawada suuxintaDawada suuxintaDawo joojisa adigu inaad xaruun dareento. Dhakhtarku waxa uu ku siiyaa daawada suuxdinta guud…Akhri wax badan maxaliga ah, qayb keliya oo jidhka ah kaas oo la qalayo ayaa la suuxiyaa , markaas waxba halkaas kama dareentid, laakiin weli waad soo jeedaa. Xaalada suuxinta guud, dawadu way ku seexisaa.