U turjun:
Dhiciska
Dhiciska waxa uu dhacaa marka uur jiifka ku dhint'o ilma galeenkahooyada. Marka uu dhintay uur jiifku, hooyadu waxay yeelataa isku soo rururka muruqyada oo way ummushaa. Wakhtiyada qaarkood dhakhtarka waxa uu u baahanyahay inauu sameeyo qaliinka jeexida uurka. Inta badan ciddi ma taqaano sababta uur jiifku u dhintay.